|     |     |     |      | 
   
Wararka Maanta
Radio Xoriyo

 

 

 

Tacsi Tiiraanyo leh geerida Alle ha unaxariistee Marxuum Aabe Carab Ture Cumar oo ay na soo gaadh siisay Jaaliyada Ogadenya ee Denmark. Jun 2 -10

Taariikhda Itoobiya kuma jirto wax sinaan iyo cadaalad ah oo waana ay soo martay xoog uunbayna wax ku kala qaadataa. May 26-10

Gacan ku dhiigle Males Zenawi oo aduunku wali ka aamusan yahay hadalkiisii baroortaka iyo baryoodtanka ahaa iyo walaac aad u badan oo la soo darsay taageerayaashiisa. May 25-10

Duriyadii Daraawiishta oo Bilad dahab ah Soomaali u soo hooyey.May 25-10

Ciidanka Wadaniga Xoreynta Ogadeniya oo magaalada Dhgaxbuur in ay la wareegaan wax ka hor joogaa uunan jirin. May 25-10

MAXAAN U-DIIDNAY INAAN ETHIOPIANS NOQONO? SABABTU WAXAA WEEYE….? May 12-10

Daadad ku fatahay Magaalada Dhagaxbuur oo Khasaare badan keenay. May 11-10

Barnaamijkii Radio Xoriyo: Raaf kasocda Addis Abbaba iyo 80 Soomaali ah oo lagu xidhay. May 11-10

Hambalyo hambalyo: ha moogaanini Saado Ali Warsame iyo Hobolada Australia. May 09-10

 

Maqaallo

> Qalbi dabodhilif iyo qoob dameer midna ma qoyaan.

> Mindida Cadowgaagu kugu halgaado iyo mijin qabashada walaalkaa midkee xanbuun badan?

> Qormadeena Duljoogso oo taxane ah waxaanu maanta ku eegaynaa Gumaysigu dadka uu ku adeegto waxyaalaha uu ku doorto & sida uu waxyaalo badan uga dhufaano gacanyarihiisa ka hor inta uusan hawlaha uu ku aaminayo u jaan goynin

> KONTONGUURO waa Gabay cusub oo uu curiyay Abwaan Saalax Xaashi Carab wuxuuna kula hadlayaa Calanka Qaranka Soomaaliyeed.


Somali Sites











Contact Us awaarenet@yahoo.com

wordpress visitor


Copyright © 2010 Awaare.net
All Rights Reserved.