Tacsi Tiiraanyo leh geerida Alle ha unaxariistee Marxuum Aabe
Carab Ture Cumar.
|
|
Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaan halkan tacsi
tiiraanyo leh uga diraynaa anagoo joogna wadanka Denmark qoyskii iyo
ehelkii uu ka geeriyootay Alle ha unaxariistee Aabe Carab Ture Cumar
oo ku geeriyooday xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ,waa geeri naxdin
leh waxaana ilaahay marxuum Carab Ture uga baryaynaa inuu janadii
fardowsa ka waraabiyo ehelkii, awlaadii iyo ree Dhanaan oo dhanna
samir iyo iimaan ka siiyo Aamiiiiiiiiiiiiiiiiin...................Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
1-Maxamed Xuseen Cali
2-Cabdullaahi Badal Garas
3-Sahra Sheekh Axmed
4-Saciid Sheekh Axmed
5-Ibrahim Maxamed Amaan
6-Saynab Cismaan Dhuux
7-Maxamed Faarax Gurxan
8-Bashiir Khaliif Haajir
9-Cabdiraxmaan Aaden Sheekh
Denmark
Awaare.net
Awaarenet@yahoo.com |